Magaceygu waa Dr. Abdulaziz (دكتور عبد العزيز), waxaan ahay dhaqtarka Soomaaliyeed ee ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine), Cudurada Faafa (Infectious Diseases), iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Diseases).
Waxaan aqoon durugsan u leeyahay baaritaanka, daaweynta, iyo maareynta cudurada kala duwan ee ka dhasha habka nolosha, deegaanka, iyo xaaladaha caafimaad ee bulshada, anigoo ka shaqeynaya sidii aan u horumarin lahaa caafimaadka bulshada iyo xalinta caqabadaha caafimaad ee horyaalla.
Takhasuskeygu wuxuu ku saleysan yahay fahamka qoto dheer ee cudurada gudaha ee saameeya xubnaha kala duwan ee jirka, iyo sidoo kale sida cudurada faafa iyo kuwa dhulalka kuleylaha ay u saameeyaan dadka, gaar ahaan dalalka leh xaalado caafimaad oo dhaxal gal ah.
Waxaan u heellanahay sidii aan u caawin lahaa dadka iyagoo la soconaya caafimaadkooda iyo sidii aan u siin lahaa talooyin iyo daaweyn ku habboon cudur kasta oo ay la kulmaan.
Contact Me: +254 790680750.