chanelkan waxaan kusoo kudbiyaa muuuqaaalo kusaaabsan sida naftaada uhorumarinlahayd, jacaylka, iyo xikmado kusaabsan nolosha. waxaan dadaal ku bixiyaa sida aan sabab ugu noqon lahaa qof isbadalkii, ama qof qalbi jabsan urajo gelin lahaa, ama qof ubaahan talo aan usiin lahaa.