👋🏿 Kusoo dhawaada @iLaDhaDhami0 Official Channel, oo aan kusoo bandhigi doono 🎥 muuqaalo laxariira dhaqanka suuban ee soomaaliyeed, iyo Wacyi galin iyo Xirfad Kororsi sida: 🥘 Cunta Karinta, 🧵 Fashion-ka iyo 💄 👠Isqurxinta.
Waxaad nagala soo xariiri kartaa baraha bulshada channelska aan kuleenahay @ilaDhaDhami si Instagram, TiKtok, Youtube, Facebook.

Wixii Ganacsi ah fadlan nala soo xariir eMail: [email protected]