channelkan waxa iska leh markazka Najaax ee magalada Nairobi gaar ahaan xaafada sec 3 si aad wax ugu ogaatid Fadlan Nagala soo xarirr 0722771770
waxan ku soo bandhigna wax qabadka markazka najax sida arday imtixaan laga qaadaya kuwa dalxiis loo waday
arday qalin jabineysa iwl fadlan ku soo biir markazka mahadsanid